March 31 waxaa laga dareeemaayaa suuqa wal wal aad u daran. Qasaaraha ayaa badan, 24 saac ee lasoo dhaafay waxay maalgashadayaashu( investors) la kulmeen Qasaaro xog leh.
Qiimaha suuqa:
• Bitcoin (BTC) 82,088.00, wuxuu hoos u dhacay (-1.22%)
• Ethereum (ETH) 1,808.4. Kaas oo hoos u dhacay ( -1.84%).
Maxaa soo kordhay suuqa
Familka madaxweynaha maraykanka Donald Trump ayaa abuuray stablecoin, kaas oo lagu magacaabo USD1.
Iyagoo u maraayo nidaamka financial aduunka, cabsi badan ayay ka qabaan inay arintaan sii siyaadi karto.
Iyadoo aan Kal horane aan ogeyn inay sidaan oo kale aay suuqa u qal qal galiyeen family Trump. Cidaan marka way u tashadeen suuqaan, waxay raban ayay ka sameeysanayn.
Dhanka amniga
Waxaa jiro nin danbiile ah oo lagu magacaabo Amouranth iyo xaaskiisa oo bartil maameedkoodu yahay inay dhacaan dadka crypto heysta( Holders).