Monday, 24 March 2025

Wararkii ugu danbeeyay cryptocurrency

 Suuqa cryptocurrency (digital asset) wuxuu maalmahaan ku jiraa xaalado is badalo waa weyn, 24 saac ee la soo dhaafay suuqu wuxu kor kacay qiimo macquul ah. Sida bitcoin (BTC) oo gaartay 88kun.



Suuqu wuxu wajahaayaa isbadalo waa weyn hadii Ahaan laheyd hoos u dhaca dahabka iyo waxyaabo kale oo ku saabsan siyaasadaha financial (political financial).

Waxaa la rajeynaayaa inow sandkaan uu sameeyo suuqo sare u kac balaadhan, kaas faaido u noqon kara maal gashadayaasha( investors).

Sido kale ninka lagu magacaabo Michael saylor ayaa iibsaday shalay 584M bitcoin.
Ninkaan wuxu ka mid yahay shaqsiyaadka ugu hantida badan Marka la fiiriyo investors. 

No comments:

Post a Comment

Update cryptocurrency

 March 31 waxaa laga dareeemaayaa suuqa wal wal aad u daran. Qasaaraha ayaa badan, 24 saac ee lasoo dhaafay waxay maalgashadayaashu( investo...